Search:

F1 Racing Formula One Racing F1 Car Racing Grand Prix Racing F1 Kart Racing McLaren Racing Team Williams F1 Team Ferrari F1 Racing Renault F1 Team F1 Racing Cars Racing School F1 Racing Game BMW F1 Racing Indy Car Racing

Majaajilo #4T

Formula 1 Racing
Formula 1 Racing Formula 1 Racing
Formula 1 Racing

Majaajilo #4TKooxda Danan

Channel: Entertainment
Uploaded: December 31, 1969 at 6:59 pm
Author: qawdhan

Length: 09:59
Rating: 4.50
Views: 11675

Tags: majaajilo  qawdhan  somaliland  

Video Url:


Embed Code:

Video Comments

qawdhan (December 31, 1969 at 6:59 pm)
hahahahaha fiskis2007 may saaxiib kuuma quusinayee waxaan ku arkay adigoo magacaabaya aflaam kala duwan oo ku jira janalkan, kolkaasaan aniguna go'aansaday in aan kuugu yeedho khabiir. Xagayga khabiir ayaad ka tahay sxb.
fiskis2007 (December 31, 1969 at 6:59 pm)
Qawdhan, sxb malaa waad ii quusinaysaa... sidaa khabiir uma ihiye
qawdhan (December 31, 1969 at 6:59 pm)
fiskis2007 saaxiib khibradbaad u leedahay fiidiyowyada soomaalida. Respect.
fiskis2007 (December 31, 1969 at 6:59 pm)
Qawdhan sxb majaajiladani waxay ku jirtay bandhig faneedkii Axmed Mooge AHN. goobtuna waa Stadium Mogadisho qaybtii Basketka 1985
naaxiye (December 31, 1969 at 6:59 pm)
kkk qawdhan waaan ku salaamay sxb, waxaad soogalisay fananintii iyaga oo markaa soobaxaya oo kasoo gaadhay burburku, sahra ali hasan abdi haybe, madad sheik ismail
qawdhan (December 31, 1969 at 6:59 pm)
Adigaa mudan kingburco.
kingburco (December 31, 1969 at 6:59 pm)
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk gebigiisuba baby lotion ah.... silis wayn ioo dolar ah this is hilarious walaahay qawdhan ind aad ayaad ugu mahadsantahay 2 give us entertainment wlaahay waa funny riwayadani
qawdhan (December 31, 1969 at 6:59 pm)
jimauSL adigaa mudan saaxiib.Haa waan hayaa ruwaayadii beeneey waa run waanan soo galin doona qayb ka mid ah hadii ilaahay yidhaahdo.
qawdhan (December 31, 1969 at 6:59 pm)
somalilander143 you are welcome sxb.
jimauSL (December 31, 1969 at 6:59 pm)
nice video thanks qawdhan...walal wax mad ka haysaa riwayadii beeney waan run ?? soo geli fadlan hadii a haysoo siiba heesihii...thanks

Formula 1 Racing © 2007 All Rights Reserved.